SUUQA CRYPTO MAANTA WAXAA KA CUSUB
Suuqa Crypto
Bitcoin (BTC) waxaa uu gaadhay $97,164, isagoo u dhow $100,000, taasoo ah heerkii ugu sarreeyay muddo laba bilood ah.
Ethereum (ETH) waxaa uu tijaabinayaa heerka iska caabinta ee muhiimka ah, iyadoo suuqa guud uu muujinayo koror.
XRP waxaa uu soo bandhigay koror xoog leh, isagoo ka faa'iideysanaya heshiisyada cusub ee suuqa.