Skip to content
warka hada soo dhacaya waxaa lafilayaaa.
Dhawaan waxaa la filayaa in lafuro 40 milyan oo ah token-ka $TRUMP, kuwaasoo qiimahoodu yahay qiyaastii $320 milyan. Token-kan ayaa la filayaa in la iibiyo si degdeg ah, taasoo keeni karta hoos u dhac qiimaha suuqyada.