Skip to content
Gabi ahaanba waxaa hoos udhacay Suukha.
Qiimaha Bitcoin ayaa hoos u dhacay, isagoo gaaray heeerkii ugu hooseeyay ee sanadka 2025.
Sidoo kale, lacagaha kale sida XRPiyo ADA ayaa la kulmay hoos u dhac, taasoo la xiriirta saamiyada Nvidia oo hoos u dhacay kadib markii Mareykanku mamnuucay iibinta chip-ka H20 ee Shiinaha.
